Bishaaro Bishaaro: Baro Quraanka Kariimka adiga oo Gurigaaga ama Xafiiskaaga jooga

Bushaaro bushaaro walaalkayga qurbajooga ahow baro quraanka Kariimka iyo Culuum kale oo muhiim ah adiga oo gurigaaga jooga ama xafiiskaga/adiga iyo caruurtaduba Madarasada xifdul quraan online waxay ugu bushaaraynaysaa dadwaynaha jecel barashada quraanka kariimka inay kuu bilawday fasalo cusub, si aad uga barato quraanka kariimka ah habka online ka ah adigoo gurigaaga jooga. Galaasyaduna waxay kala yihiin: 1) … Continue reading Bishaaro Bishaaro: Baro Quraanka Kariimka adiga oo Gurigaaga ama Xafiiskaaga jooga